Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawirro: Khasaare ka dhashay Howlgallo ka socda Garoowe
    Somalia

    Sawirro: Khasaare ka dhashay Howlgallo ka socda Garoowe

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Hoose ee Degmada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland ayaa Qaaday dhismayaal si sharci daro ah Looga dhistay Afaafka hore ee Wakaaladda Biyaha ee Baasawayn.

    Maamulka Degmada Garoowe ayaa dhowaan ku war-geliyay Dadka ku hor-ganacsada Xarunta Wakaaladda Biyaha inay baneeyaan, waxaana dad ka hor-yimid kuwaas oo isku dayay inay hor istaagan.

    Ciidanka amniga ayaa saaka bilaabay howlgalkan oo ah mid sare loogu qaadayo bilicda Caasimadda, waxaana jira Koox rasaas ku furtay Ciidanka, iyadoona uu ku dhintay Askari katirsan Ciidanka Dowladda Hoose.

    Ciidanka amniga ayaa wada howlgallo lagu soo qab-qabanayo dadkii kahor yimid, iyagoona lasoo qabtay qaarkood.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.