Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Magaalada Galhareeri ee gobolka Galguduud oo ay gacanta ku heyso kooxda Al-Shabaab ayaa maanta si weyn looga Ciiday. Boqolaal qof ayaa fagaaraha weyn ee magaalada Salaadda ciidda ku tukaday.