Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Munaasabad loogu dabaal-degayo xuska 1-da August oo ku beegan 23 sanno-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaskii Dowladda Puntland ayaa xalay lagu qabtay deegaanka Garacad ee degmadda Jariiban ee Gobalka Mudug.