Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Seneterada Kongareeska Ee Arimaha Dibada oo ka hor yimid hawlgalka Somaliya
    Somalia

    Seneterada Kongareeska Ee Arimaha Dibada oo ka hor yimid hawlgalka Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2024Updated:December 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Seneterada Kongareeska Maraykanka uqaabilsan Arimaha Dibada,waa diideen Qaraarkan ku saabsan hawlgalka Midowga Afrika ee Somaliya.

    Waxay ku haystaan musuq baahsan oo ka jira gudaha Midowga Afrika.

    Haatan,waxay ku hanjabeen in Maamulka Biden uusan meel marinayn oo ku bixinayn Canshuurta Dadka Maraykanka Dhaqaalaha ku baxaya hawlgalkaas.

    Trump,ayaa kasii fog oo aysanba macno ulahayn Afrika.m,gaar ahaan Somaliya.

    Maraykanku,waa bixiyaha kharashka hawlgalka kala bar 50%. In uusan danaynayn ama diidan yahay,waxay ka dhignaanaysaa fashil soo wajahay hawlgalka.

    Sidoo kale Midowga Yurub horay ayay udiidanaayeen sii maalgelinta hawlgalka Midowga Afrika,waana Deeq bixiyaha ku xiga Maraykanka.

    Majiro Dal kale sida Shiinaha iyo Ruushka oo bixinaya kharashka hawlgalka 1%.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.