Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Shacabka magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa hambalyo ku aadan xuska 1-da August u diray guud ahaan Shacabka Puntland iyo Madaxda, iyagoona sidoo kale cabiray dareenkooda ku aadan maalintan. https://www.facebook.com/826003914191316/videos/922238374999374