Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sheekh Shaakir oo digniin adag kasoo saaray Doorashada ka dhacay Dhuusa-mareeb
    Somalia

    Sheekh Shaakir oo digniin adag kasoo saaray Doorashada ka dhacay Dhuusa-mareeb

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, oo garabka Ahlu-sunna ay u doorteen Madaxweynaha Galmudug ayaa soo saarey qoraal looga digayo qabsoomida doorashada maanta ka dhaceysa Dhuusamareeb  iyo dhibaatooyinka ka dhalan kara.

    Qoraalka ayaa lagu sheegay in arrimihii masiiriga ahaa ee Galmudug ay mugdi sii galayaan, isla markaana dad dano gaar ah leh ay qalalaaso ka wadaand deegaannada Galmudug.

    Sidoo kale, Qoraalka Sheekh Shaakir oo loo direy Beesa Caalamka ayaa waxaa lagu ogeeysiiyey in hadii doorasho Maanta ay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb dhibaatada ka dhalata ay mas’uuliyadooda qaadi doonto dowladda Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.