Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.
    Somalia

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Shiinaha,wuxuu ku eedeeyay Mareykanka in uu isku dayayo fashilinta xiriirka Shiinaha iyo Hindiya oo soo hagaagay”.

    Shiinaha oo Milleteri ahaan kobcaya,ayaa raba in uu isku balaariyo Koonfurta Aasiya,isagoo Saldhigyo ka qalqaalsanaya Wadamada Bangaladhesh iyo Myanmar,sida lagu sheegay warbixin ay diyaarisay Pentagonka Maraykanka.

    Shiinaha,ayaa warkan beeniyay,isagoo ku tilmaamay qorshe Maraykanku ku kala fogaynayo iyaga iyo Hindiya.

    Hindiya,ayay ku tahay khatar toos ah isbalaarinta Shiinaha ee Koonfurta Qaarada Aasiya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.