Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shirka Af-hayeenada Sharci dejiyaasha Soomaaliya oo ka furmay Garoowe (Daawo)
    Puntland

    Shirka Af-hayeenada Sharci dejiyaasha Soomaaliya oo ka furmay Garoowe (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 8, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Shirka Af-hayeenada Sharci dejiyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada, ayaa maanta ka furmay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland, Iyadoona looga hadlayo iskaashiga iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa labada dhinac.

    Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Mahad Cabdalle Cawad ayaa shirka furay, waxaana uu ka hadlay muhiimadda ay leedahay wadajirka, iskaashiga iyo dhameystirka Dastuurka.

    Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Puntland, Koofur Galbeed, Hirshabeelle, Jubbaland, iyadoo shirkan laga reebay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, sababo u muuqata khilaafka maamulkaas iyo Labada Guddoomiye Baarlamaan ee kala fadhiya Cadaado iyo Dhuusamareeb.

    Mas’uuliyiinta ka qeyb galeysa shirkan ayaa ka dhawaajiyay in loo baahan yahay in la xaliyo khilaafka Galmudug iyo kan u dhaxeeya Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/406919053434276/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.