Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shirkadaha dhismaha Ee ka hawlgala Laascaanood oo weeraro joogta ah la kulmaya
    Puntland

    Shirkadaha dhismaha Ee ka hawlgala Laascaanood oo weeraro joogta ah la kulmaya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 21, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laascaanood Bilihii lasoo dhaafay,waxaa weeraro joogta ah lagu hayay shaqaalaha Shirkadaha dhismaha ka shaqeeya ee laga leeyahay Gobolada kale ee PL.

    Shirkadaha Shaqaalahooda la weeraray,waxaa ka mid ah….

    1.Gandagooye.
    2.Dolfiin.
    3.Dugaal.

    Xalay,ayaa ugu danbaysay oo la weeraray Shaqaale ushaqaynayay Shirkada dhismaha Gandagooye,kuwaasoo gaarayay Sadex ay Labo Ajaanib tahay midna yahay Somali.

    Dhaawacooda oo aad uculus darteed,waxaa la keenay Isbitaalka Manhal Laascaanood.

    Weeraradan,waxay ka imaanayaan Dad reer Laascaanood ah oo diidan in Shirkadaha laga leeyahay Mudug iyo Bari ay wax ka dhisaan Laascaanood.

    Shirkadahan,waxaa keensada Dadka reer Laascaanood ee wax dhisanaya maadaama aysan ka jirin Magaalada Shirkad awood uleh in ay wax dhisto.

    Waa dhaqan ku cusub Puntland oo aan laga aqoon Gobollada kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.