Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Fasax muddo kooban ah Oo isugu jira Qado Iyo Nasasho ayay kala aadeen Madaxdii Shirka Dhuusamareeb fadhiday Maanta. Ilaa iyo hada wax laysku raacay majiraan,waxaana la filayaa in galabta latsku soo laabto.