Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Puntland ayaa si weyn looga dareemaya qaban-qaabada xuska 1-da August oo ku beegan 23 sanno-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaskii Dowladda Puntland. https://www.facebook.com/826003914191316/videos/788165871854205