Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Siyaasi Dhuubane “Xildhibaan Cawil ma is-casilayaa hadaan u soo jeedino”+VIDEO
    Puntland

    Siyaasi Dhuubane “Xildhibaan Cawil ma is-casilayaa hadaan u soo jeedino”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Cabdirashid Cali Xaashi “Dhuubane”, ayaa taageeray khudbaddii Madaxweynaha Dowladda Puntland uu ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 45-aad ee Golaha Wakiiladda ee muujinaysay waxqabadka xukuumadda Puntland.

    Sidoo kale, Siyaasi Dhoobane ayaa dhaliilay su’aal u weydiiyay Madaxweyne Deni, Xildhibaan Cawil Daad oo kamid ah Golaha Wakiilada Puntland, taas oo ka careysiisay Madaxweynaha.

    https://www.facebook.com/Shacabkanewz/videos/1070456596475068/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.