Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliya oo Siyaasiyan laysla qaatay in Cunaqabataynta Hubka laga qaado
    Somalia

    Somaliya oo Siyaasiyan laysla qaatay in Cunaqabataynta Hubka laga qaado

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 15, 2023Updated:April 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markale Muqdisho,waxaa ka dhacay Shir looga xaajoonayay ka qaadista cunaqabataynta Hubka Somaliya.

    Shirkaas Khamiistii,ayuu qabsoomay,waxaana kasoo qaybgalay qaybaha oo idil.

    Si buuxda,ayaa layskula qaatay Siyaasiyan in la qaado cunaqabataynta,waxaase harsan farsamo ahaan in la dhamaystiro.

    Arimaha farsamo ahaan in laysyla fahmo ay tahay,waxaa ka mid ah…

    1.In Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah isla waafaqaan wadaaga Hubka,hayntiisa,maamulidiisa iyo soo iibintiisa.

    2.In Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ay isla fahmaan Siyaasada Amniga ee ay hoos imaanayso dib udhiska Ciidanka Qaranka.

    Maraykanka,ayaa si weyn uriixaya qaadista cunaqabataynta,waxaana galay danihiisa oo waxuu ka deg-degayaa in Shiinuhu helo fursad uu ka faa’idaysto oo uu kusoo gelo Somaliya.

    Sida xoguhu sheegayaan,waxaa la rabaa in Cunaqabataynta la dhamaystiro Siyaasad iyo Farsamo ahaanba waxa ku gedaaman ka hor kulanka Sanadlaha ah ee Madaxdu iskugu timaado Qaramada Midoobey.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.