Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Socdaalka tiro beelka ah Ee Xasan Shiikh oo noqday hab lagu lunsado dhaqaale.!!
    Somalia

    Socdaalka tiro beelka ah Ee Xasan Shiikh oo noqday hab lagu lunsado dhaqaale.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Socdaalka faraha badan ee M.Xasan Shiikh,waxuu noqday hab lagu lunsado dhaqaale.

    Halkii mar ee uu ubaxo safar Xasan Sh,waxaa lagula baxaa Lacag gaaraysa $400-kun,taasoo aan lahayn isla Xisaabtan oo kaliya lagu qoro Sahay Safar.

    Safarada faraha badan iyo Ilihii Dhaqaalaha ee Muqdisho oo loo dhiibay Shaqsiyaad iyo Shirkado ay wataan Qoysaska Madaxweyne Xasan waxay sababtay in isdhimis weyn ay ku timaado Miisaaniyada oo ay kala bataan waxa soo xaroonaya iyo waxa baxaya.

    Isdhimista jirta waxay gaaraysaa $58-Milyan,iyadoo ay saamayn ku yeelatay barnaamijkii socday ee Dayn cafinta iyo Kabidii caalaamka ka imaan jirtay.

    Sida qorshuhu ahaa hadii wax ku socon lahaayeen Somaliya waxay soo gaari lahayd Maalinkii Shalay ahaa ee 15-kii Bishan April halkii ugu danbaysay ee lagu qiimayn lahaa in ay uqalanto siinta Dayn cusub,waase laga dib dhacay.

    Sida muuqata,waxaa dib usii dhici doona ku dhawaaqistii lagu shaacin lahaa Bisha Sep in Somaliya ay ka gudubtay Wadan gargaar oo ay ugudubtay Dal isku filan oo baahidiisa xaq uleh in uu Deyn ku xalisto sida Wadamada kale ee caalamka.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.