Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay dhalinyaro gaaraysa 4, kuwaas oo ka goostay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, tababarna kusoo qaatay Dalka Turkiga.