Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Somaliland: Soomaaliya iyadaa u baahan Dalka Guinea
    Puntland

    Somaliland: Soomaaliya iyadaa u baahan Dalka Guinea

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamed (Faratoon), oo kamid ah Waftiga Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ee ku sugan dalka Guinea, ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay Talaabada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xariirka ugu jartay Dalka Guinea.

    Wasiir Faratoon ayaa Sheegay in go’aanka ay qaadatay Dowladda Soomaaliya uusan waxba ka bedeli doonin xiriirka ugub ee haatan u bilowday Somaliland iyo Guinea, Sidoo kalena Guinea aysan u baahneyn Soomaaliya, balse ay iyadu u baahan tahay.

    Waxaa uu intaas ku daray in Dowladda Soomaaliya ay go’doon ku heyso Somaliland, isla markaana ay kasoo horjeedo horumarkooda, taasina ay tahay mid ay ku kala fogaanayaan.

    https://www.youtube.com/watch?v=JpulMQhn9DE&feature=youtu.be

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday inay xiriirka u jartay dalka Guinea, kaddib markii dalkaas uu safar ku tagay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, looguna soo dhaweeyay Maqaam sare.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.