Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye
    Somalia

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Codka Somaliya,waxaa lagu biiriyay Codadka Maraykanku hogaaminayo ee doonayay in Ciidamo shisheeye la geeyo Qasa.

    Qaraarkan la meelmariyay,wuxuu soo afjarayaa wax iska caabintii Falastiniyiinta,wuxuuna Qasa ka dhigayaa meel caalamku ilaaliyo,taasoo Israa’iil u ah guul siyaasadeed iyo mid amni.

    Falastiniyiinta dagaallanta ma heli doonaan fursad ay ugu marnarsiyoodaan Israa’iil oo ugu gudbaan.

    Tan iyo intii uu Xasan kasoo laabtay Maraykanka oo lagu soo yiri,waxaan kaa rabnaa doorasho wakhtigeeda ku qabsoonta oo Somalidu ku midaysan tahay,wuxuu Xasan Lacag badan ku bixiyay sidii Trump looga gadi lahaa.

    Taageerada qaraarkan,wuxuu qayb ka yahay iska dhaadhicinta Xasan ee Trump.

    Hadafka ugu weyn ee Xasan,waa in cadaadiska doorasho wakhtigeeda ku qabsoonta oo kaga imaanaysa BC oo Maraykanku ugu horeeyo ay ka degto ama ka yaraato.

    Waa fahan siyaasadeed oo la fahmi karo oo ka fog caadifad Diimeed,Qabiil iyo Dhuleed oo ku salaysan danaysi siyaasadeed,waana waxa ay tahay in Shacabka Somaliyed ay bartaan ee ah “Siyaasadu dan ayay ku dhisan tahay ee caadifad kuma shaqayso”.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    January 8, 2026

    War murtiyeedka ka soo baxay Carwada Technology Puntland

    January 8, 2026

    Maraykanka oo joojiyay dhamaan gargaarkii DFS uu marsiin jiray

    January 7, 2026
    Latest Posts

    Withdrawing the United States from International Organizations, Conventions, and Treaties that Are Contrary to the Interests of the United States

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    War murtiyeedka ka soo baxay Carwada Technology Puntland

    Maraykanka oo joojiyay dhamaan gargaarkii DFS uu marsiin jiray

    Xildhibaanada Fadaraalka iyo kuwa PL iyo Mw Deni oo kawada xaajooday xaalka Dalka

    Madaxweyne Deni oo la kulmay Bulshada Rayidka ah

    Faallo:-Israa’iil oo ka dhabaysay aqoonsigii SL ay siisay.

    π–πšπ¬π’π’π«π€πš π€π«π«π’π¦πšπ‘πš 𝐃𝐒𝐛a𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚’𝐒𝐒π₯ oo ka degay Hargaysa

    Qabashada Madoru oo fadeexad ku noqotay Shiinaha.

    Todobaadkii Labaad oo Banaanbaxyo waa weyn ka socdaan Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.