Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Soomaaliya iyo Qatar oo diiday Go’aan ka dhan ahaa Turkiga
    Puntland

    Soomaaliya iyo Qatar oo diiday Go’aan ka dhan ahaa Turkiga

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Wasiirrada Arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta shir deg deg ahaa oo shalay ay  ku yeesheen Dalka Masar ayaa waxaa ay kasoo saareen qaraar ka dhan ahaa dowladda turkiga oo weerar Ciidamadiisa ku galeen dalka Syria.

    Kulankooda kadib ayaa bayaan ay soo saareen waxaa ay ku cambaareeyeen weerarkaas,hayeeshee waxaa diiday  saxiixa bayaankaas dalalka Soomaaliya iyo Qatar.

    Bayaanka dalalka Carbeed ayaa waxa ay ku sheegen in faragelinta turkiga ee dalka Syria uu Qatar dhinaca amniga ah ku yahay wadamada Carbeed maadaama Syria ay dalalka Carbeed kamid tahay.

    Guddoomiyaha wadamada Jaamacadda Carabta Axmed Abul Geyd oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in weerarka ciidamada turkiga ku galeen Syria uu yahay faragelin qaawan oo ay kusoo qaadeen dalalka Carbeed.

    Ciidamada dowladda turkiga ayaa dhawaan bilaabey howlgal ka dhan ah Ciidamada Kurdish-ka ee ay ugu yeereen argagixisada,waxaana tallaaandaaasi cambaareeyey dowlado badan oo Caalamka ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.