Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Soomaaliya oo ka qeyb-galaysa Shirweynaha 140-aad ee Baarlamaanka Adduunka (Daawo)
    Puntland

    Soomaaliya oo ka qeyb-galaysa Shirweynaha 140-aad ee Baarlamaanka Adduunka (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 5, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    DOXA (IDIL NEWS)-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa waxa ay gaareen Magaalada Dooxa ee  Caasimadda Dalka Qadar, halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey.

    Wafdiga oo isugu jira Senataro ,Xildhibaano 10 xubnood ah iyo Hoowl-wadeeno ayaa waxaaa dalkaasi Qatar ay uga qeybgeli doonaan shir weynaha 140 AAD ee Barlamaanada Aduunka(IPU) oo Sanadkiiba mar la qabto.

    Shirka ayaa socondoono mudo Isbuuc ah,waxaana la filayaa in guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi uu khudbad dhinacyo badan taabaneysa uu ka jeediyo shirkaas oo diirada lagu saari doono adkeynta iyo xoojinta wadashaqeynta Baarlamaannada Aduunka.

    Waa shirkii 140 AAD ee Barlamaanada Aduunka(IPU) oo sanadkan ay martigelineyso dowladda Qatar,waxaana Wafdiga ka socda Dowladda Soomaaliya ay sidoo kale la kulmi doonaan Wakiilada kale ee ka socda Baarlamaanada Aduunka.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.