Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Taliska Africom oo war kasoo saaray socdaalkii PL,SL iyo Itoobiya
    Puntland

    Taliska Africom oo war kasoo saaray socdaalkii PL,SL iyo Itoobiya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Africom,ayaa war kasoo saaray socdaalkii Talyaha Guud ee Africom iyo weftiga la socday ay ku mareen Geeska Afrika.

    Waxaa lagu yiri nuxurka warsaxaafadeedka kasoo baxay Taliska…..

    “Talyaha guud lugtiisii ugu horaysay,wuxuu ku maray Itoobiya oo kula kulmay Rw Abiy iyo Talyaha Ciidamada Burhanu Jula.

    Wuxuu ku xijiyay SL oo kula kulmay Mw Cirro,Talyaha Ciidamada SL iyo saraakiil kale.

    Ugu danbayn,wuxuu safarkiisii kusoo afmeeray Puntland oo uu kula kulmay M xigeenka PL Lugatoor,Talyaha Ciidamada Aadan Cabdi Xaashi iyo saraakiil kale.

    Socdaalka ujeedadiisa ugu muhiimsan,waxay daarnayd xoojinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan Daacish.m”.

    Maraykanku,wuxuu si weyn ubogaadiyay PL iyo hawlgalkeeda guulaystay ee sifaynta Daacish.

    Wax fudud mahan in PL,SL iyo Itoobiya isku maqaam lagula kulmo,isla markaana la xuso Madaxdeeda iyo Talyaheeda Ciidamada.

    Waa dhaqaaq siyaasadeed iyo Milleteri oo macno uleh Puntland,kaasoo ay ku kasbatay sida daacadnimada leh ee ay uga soo dhalaashay la dagaallanka argagixisada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.