Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Taliska Booliska Puntland oo Boosaaso kusoo bandhigay Rag dilay Ganacsade (Daawo)
    Puntland

    Taliska Booliska Puntland oo Boosaaso kusoo bandhigay Rag dilay Ganacsade (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 13, 2019Updated:February 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Taliska Ciidamada Booliska Dowladda Puntland, ayaa Magaalada Boosaaso kusoo Bandhigay Dhalinyaro ku eedeysan Dilka Nin ganacsade ah oo habeen ka hor lagu dilay Xaafadda Raf Iyo Raaxo ee Boosaaso.

    Taliyaha Ciidamada Booliska Dowladda Puntland Gen. Muxyadiin Axmed Muuse, ayaa Sheegay in Dhalinyaradan oo ah, kuwii ka dameeyay Dilka nin ganacsade ah loogu geystay boosaaso, ay Boolisku kusoo qabteen Howlgallo culus oo ay sameeyeen kaddib.

    Gen. Muxyadiin ayaa tilmaamay in Dhalinyaradan oo 3 ah ay qeyb ka yihiin Kooxaha argagixisada ah ee Ammaan darada ka waday Boosaaso, Isagoona sheegay inay hor-keenayaan Cadaalada.

    Taliyaha Ciidamada Booliska Dowladda Puntland Gen. Muxyadiin Axmed Muuse, ayaa tilmaamay in ammaan darada boosaaso ay qeyb ka yihiin Dhalinyarada oo uu sheegay inay fuliyaan dilalka, Isagoona ugu baaqay Waalidiinta inay Kantaroolaan Ilmahooda.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/AxmedDiiniyare/videos/2382979801988289/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.