Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Taliyaha CXD oo booqday Talisyaa guutada 11aad iyo Qeybta 43-aad (Daawo)
    Puntland

    Taliyaha CXD oo booqday Talisyaa guutada 11aad iyo Qeybta 43-aad (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    KISMAAYO (IDIL NEWS)-Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyaad General Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe iyo qaar kamid ah saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa maanta kormeeray taliska guutada 11-aad, qaybta 43-aad ee ciidamada xoogga dalka ee magaalada Kismaayo.

    Generaal Indha Qarshe ayaa la kulmay taliyaasha guutada 11aad iyo qeybta 43aad isagoo ka dhagaystey warbixino  xaalada guud ee ciidamada xoogga dalka ee kahowlgala  Jubbaland.

    Ciidamada xoogga dalka ayaa qeyb ka ah howlgalo ka socda deegaano kamid ah dowlad goboleedka Jubbaland.

    Maamulka Jubbaland ayaa hore dhowr jeer ugu dhowaaqay inay ku qaadayaan weerar saldhigyada ay ku leeyihiin gobolada Jubbooyinka ururka AL-Shabaab hase yeeshee illaa iyo hadda ma jirto tuulo kamid ah gobolka Jubbada Dhexe oo ay la wareegeen ciidamada xoogga dalka iyo ciidamada maamulka Jubbaland tan iyo markii lagu dhowaaqay dagaalada ka dhanka ah Al-Shabaab.

    Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Indhoqarshe ayaa qeyb ka ah wafdiga uu horkacayo ra’iisul wasaare Kheyre oo ku sugan magaalada Kismaayo

    Daawo.

    https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/301779670501906/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.