Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Taliyaha Sirdoonka Nigeria oo booqasho qarsoodi ah ku jooga Muqdisho.
    Somalia

    Taliyaha Sirdoonka Nigeria oo booqasho qarsoodi ah ku jooga Muqdisho.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Sirdoonka dalka Nigeria Axmed Rufaaci ayaa shalay booqasho qarsoodi ah ku yimid Magaalada Muqdisho, iyadoo amnigiisa si aad ah loo adkeeyay, intii ay socotay howsha soo dhoweyntiisa.

    Taliyaha Sirdoonka Nigeria Axmed Abuubakar Rufaaci iyo Taliyaha Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin uu dhex maray kulan gaar ah, ayaa ka wada-hadlay iskaashiga labada hey’adood iyo sidii ay isku weydaarsan lahaayeen khibradaha la xiriira dhanka la dagaalanka Argagixisada.

    Qoraal lagu qoray barta Twitter-ka ee NISA ayaa lagu yiri “Waxaa booqasho shaqo oo laba maalin ah ku yimid Muqdisho Agaasimaha Sirdoonka Naajeeriya (NIA) Axmed Abubakar Rufaaci, isagoo kulan laqaatay dhigiisa Soomaaliya Fahad Yasin, waxayna kala saxiixdeen isfaham iyo wada shaqayn buuxda oo dhex marta labada Hay’adood ee labada dal”

    Taliyaha Sirdoonka Nigeria Axmed Abubakar Rufaaci, ayaa xalay ku hoyday Magaalada Muqdisho, waxaana Xarunta dhexe ee NISA, loogu sameeyay casho, kaddib markii uu soo idlaaday kulankii uu la lahaa Fahad Yaasiin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.