Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Taliyaha Ciidanka Booliska DFS Gen. Cabdi Xasan Xijaar, oo saxaafadda kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay talaabo adag ka qaadi doonaan kooxaha burcada ah ee dadka dhaca ugu geystay Muqdisho. https://youtu.be/hm7iUwJ4XIw