Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link War-saxaafadeed kasoo baxay Ismaamulka Tigreega ayaa lagu sheegay in Weerarkii Axadii lagu qaaday goobo kamid ah deegaanadooda loo adeegsaday diyaarado caalami ah iyo Hub aan oolin Africa, ayna waxyeelo kasoo gaartay dad shacab ah.