Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Tiro kale oo argagixisada ah oo lagu dilay duqayn Cirka ah
    Puntland

    Tiro kale oo argagixisada ah oo lagu dilay duqayn Cirka ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shan ka mid ah argagixisada,ayaa duqayn lagu dilay goordhawayd.

    Mid ka mid ah Sxb-da Puntland oo Dowlada Maraykanka,ayaa fulisay duqayntan oo ka dhacday Baallade Calmiskaad.

    Maalmo ka hor duqayn ay fuliyeen Maraykanku,waxay ku dileen Afar kale oo ka mid ah xubnaha argagixisada.

    Waxaa si xawli ah ku socda soo afmeerida Wajiga 3-Aad ee hawlgalka Hillaac.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    January 8, 2026

    War murtiyeedka ka soo baxay Carwada Technology Puntland

    January 8, 2026

    Maraykanka oo joojiyay dhamaan gargaarkii DFS uu marsiin jiray

    January 7, 2026
    Latest Posts

    Withdrawing the United States from International Organizations, Conventions, and Treaties that Are Contrary to the Interests of the United States

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    War murtiyeedka ka soo baxay Carwada Technology Puntland

    Maraykanka oo joojiyay dhamaan gargaarkii DFS uu marsiin jiray

    Xildhibaanada Fadaraalka iyo kuwa PL iyo Mw Deni oo kawada xaajooday xaalka Dalka

    Madaxweyne Deni oo la kulmay Bulshada Rayidka ah

    Faallo:-Israa’iil oo ka dhabaysay aqoonsigii SL ay siisay.

    π–πšπ¬π’π’π«π€πš π€π«π«π’π¦πšπ‘πš 𝐃𝐒𝐛a𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚’𝐒𝐒π₯ oo ka degay Hargaysa

    Qabashada Madoru oo fadeexad ku noqotay Shiinaha.

    Todobaadkii Labaad oo Banaanbaxyo waa weyn ka socdaan Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.