Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Tripoli: Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku geeryooday Xabsiyadda Libya (Daawo)
    Puntland

    Tripoli: Tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku geeryooday Xabsiyadda Libya (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 9, 2019Updated:April 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    TRIPOLI (IDIL NEWS)-Illaa20 kamid ah Tahriibayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Tripoli ee Dalka Liibaya, ayaa ku geeryooday xabsiyada Dalka Liibiya, kaddib markii ay soo wajaheen Xanuuno, sida uu sheegay mid kamid ah Tahriibayaasha.

    Mid kamid ah Tahriibayaasha ayaa sheegay in iyaga oo ah Maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraya 800, ay ku jiraan Xabsiyadda Dalka Liibiya haatana ay lasoo gudboonaatay xaalad adag oo ay ugu horeeyaan Xanuuno galaaftay Nolasha 20 Soomaali ah.

    Waxaa uu xusay in aysan jirin illaa had acid lasoo xiriirtay oo wax u qabanaysa, marka laga soot ago Soomaali kale oo dagaalo ay ka socdaan Dushooda, kuwaas oo u sheegay inay dhexda uga jiraan dagaalka Ciidanka Dowladda Liibiya iyo Ciidamada Hoggaamiyaha Mucaaradka ah ee Gen. Khalifa Haftar.

    Qaar ka mid ah Soomaalida ku jirta Xabsiyada ayaa sheegaya in muddo sanad iyo bar ah aysan Iftiinka arkin,waxaana ay sidoo kale dhaliil u jeediyeen Hay’adda UNHCR oo ay ku dhaliileen in kaliya dadka u dhashay Eritrea ay ka saaraan Xabsiyada.

    Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku dhimatay Xabsiyadda LibyaDownload

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.