Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin
    Puntland

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump shaqo wanaagsan,ayuu qabtay oo wuxuu dhulka dhigay khatartii kusoo socotay Boqortooyada Dollarka,Boqortooyooyinka Wadamada Khaliijka iyo amniga caalamka.

    Wadaadada xagjiriinta ah,waa burburiyay,wuxuuna dib uceliyay Nus qarni markale.

    Majirto baqdin danbe oo laga baqo khatarta ka imaanaysa Wadaadada aan masuulka ahayn…..

    1. Waxaa la laayay 80% kuwoodii muhiimka ahaa ee xagjiriinta waa weyn ahaa.
    2. Waxaa la burburiyay Warshadihii usamayn jiray Gantaalllada.
    3. Waxaa la burburiyay Iskuulladii usoo saari jiray Ciidamada iyo xagjiriinta.
    4. Waxaa la burburiyay Talisyadii ay wax ka hogaamin jireen iyo Saraakiishii hogaaminta lahayd.
    5. Waxaa la burburiyay kaydadkoodii Hubka iyo Saadka.
    6. Waxaa la burburiyay kaabayaashii ay dhaqaalaha marin jireen.

    Waxaa qashinka lagu daray shuruudihii ay wateen ee ay rabeen in ay ku badashaan furitaanka marinka Hurmus…..

    B. In ay helaan heshiis rasmi ah.

    T. In loo damaanadqaado weerar danbe in aan lagu soo qaadayn.

    J. In dhamaan cunaqabataynta laga qaado.

    X. In Israa’iil ay ka joojiso duqaymaha jaalkeeda Lubnaan Xisbullaah iyo Qasa Xamaas.

    Ugu danbayn shuruud la’aan,ayay fureen Marinka Hurmus,waxayna aqbaleen amaradii Maraykanka,iyadoon hal shuruud ah aan laga qaadan shuruudahooda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.