Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ururka KAAH oo ka hor istaagay Beesha Cumar Maxamuud in ay Bosaso ka codayso
    Somalia

    Ururka KAAH oo ka hor istaagay Beesha Cumar Maxamuud in ay Bosaso ka codayso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    3500 Dad ka badan oo kasoo jeeda Beesha Cumar Maxamuud,ayaa iska diiwaangeliyay Bosaso.

    Nasiibdarro Dadkaas,waxaa loo diiday in ay helaan Goob ay ka codeeyaan oo ay Musharaxiintooda kusoo saartaan.

    750-Qof haday Dadku gaaraan,waxaa sharciya in ay helaan goob doorasho.

    Waxa hor istaagay waa Gudoomiyaha Gobolka,Duqa Bosaso,masuuliyiinta Ururka KAAH iyo Gudiga doorashada.

    Taladayda waxay tahay hadii laydin ogolaan waayo Goob aad Codkiina ku dhiibataan dulqaad ku dara oo kaliya,waxaad samaysaan Ucodeeya Mideeye.

    Sidoo kale Gobolka Mudug,waa in looga Codeeyaa Mideeye,sababtoo ah Madaxweyne Deni waxba waa ka qaban waayay cabashada Beesha,waxuuna wax la raadinayaa Beelo aysan Bosaso ka joogin 100-Qof.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.