Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Axmed Madoobe “Afka Soomaaligu wuxuu qarka u saaran yahay inuu Dhabar go’o”
    Puntland

    VIDEO: Axmed Madoobe “Afka Soomaaligu wuxuu qarka u saaran yahay inuu Dhabar go’o”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Sheegay in Af-Soomaaligu uu ku dhow yahay inuu ka dhabar go’ Caalamka, uuna kamid noqdo Luuqadaha dunida ka jiri jiray ee haatan dhabar go’ay.

    Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in loo baahan yahay in Umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Aqoon-yahanada inay u istaagaan Ilaalinta iyo Uruurinta Afka Soomaaliga.

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo hadalkan ka sheegay casho sharaf uu u sameeyay xalay Qorayaasha ka qaybgalaysa Bandhiga Carwada Buugaagta Kismaayo, ayaa tibaaxay in loo baahan yahay in Qora-yaashu ay ka digtoonaadaan inay qoraan Buugaag loogu gafayo Qof ama Bulsho.

    https://www.youtube.com/watch?v=s2D8gbP1oPA&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.