Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo diiday ansixinta Xisaab xirka Miisaaniyaddii 2018-kii
    Puntland

    VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo diiday ansixinta Xisaab xirka Miisaaniyaddii 2018-kii

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta diidey inay ansxiyaan Xisaab xirkii Miisaaniyaddii Dowladda ee 2018-kii, taas oo ay hor-geysa Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa Su’aalo weydiiyay Hanti-dhowrka Guud ee Dowladda Puntland oo maanta Golaha Hor-tagay, waxaana Goluhu ay cod gacan taag ah u qaadeen Ansixinta Xisaab xirka Miisaaniyaddii 2018-kii.

    Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland C/xakiin Dhooba-daareed, oo ku dhawaaqay Go,aanka Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa sheegay in Baarlamaanku uu diiday ansixinta Miisaaniyadda kaddib markii la hareer maray sidii la rabay in loogu dhaqamo Miisaaniyadda.

    https://www.youtube.com/watch?v=23m32kAmGf8&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.