Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo u yeeray Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa
    Puntland

    VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo u yeeray Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 8, 2019Updated:July 9, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta u yeeray Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash, si wax looga waydiiyo Xaalada Gobalada Sool iyo Sanaag.

    Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo maanta kulan xasaasi ah yeeshay, ayaa ka hadlay xaalada Gobalka Sanaag iyo Sool, iyo Badeecadaha ka yimaada Somaliland ee soo gala Degaanada Puntland.

    Xildhibaanada ayaa dood dheer kaddib go,aansaday in Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenku ay hor-yimaadaan Baarlamaanka si wax looga weydiiyo  Arrimaha Sanaag iyo Sool iyo Qorshayaasha Xukuumadda ee ku wajahan dhulka maqan.

    https://www.youtube.com/watch?v=8IY6JQHJmcE&feature=youtu.be

    Si kastaba ha ahaatee, Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa la filayaa inay hor-tagaan Baarlamaanka Maalmaha soo socda, Iyadoona u yeerista Baarlamaanku ay kusoo aadeyso iyadoo dalka uu ka maqan yahay Madaxweyne ku-xigeenku ,

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.