Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo codka xasaanada ah siiyay Hanti-dhowraha cusub
    Puntland

    VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo codka xasaanada ah siiyay Hanti-dhowraha cusub

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 18, 2019Updated:July 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha shacabka Dowlada Puntland ayaa manta kulan ay ku yesheen xaruntooda garowe waxa ay codka aqlabiyad leh ku ansixiyeen Gudoomiyaha cuusb ee xafiiska hanti dhowrka guud Puntland Mudane Cabdirisaaq Cumar Faarax kaas oo uu dhawaan soo magacabay madaxwaynaha dowlada Puntland Siciid Cabdulhi Deni.

    Gudoomiyaha cusub ee xafiiska hanti dhowraha guud ee Puntland Cabdirisaaq Cumar Faarax  ayaa baarlamanka ka hor akhriyay Tariikh nololeedkisa iyo Qorshaha waxqbaad ee uu ku maamuli doono xafiiska cuusb ee loodhibay.

    https://www.youtube.com/watch?v=FTU4SWAmL_k&feature=youtu.be

    Gudoomiyaha golaha wakiilada dowlada Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed ayaa hadalo dardaaran ah ujeediyay gudoomiyaha cusub ee xafiiska hanti dhworka guud Puntland Cabdirisaaq Cumar Faarax, iyadoo uu isla goobtana ku dhaariyay Gudoomiyaha cusub garsoore katirsan Maxkamada sare ee Dowlada Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.