Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Banaan-bax ka dhan ah Ra’iisulwasaare Kheyre oo ka dhacay Cadaado (Sawirro)
    Puntland

    VIDEO: Banaan-bax ka dhan ah Ra’iisulwasaare Kheyre oo ka dhacay Cadaado (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boqolaal ka mid ah Shacabka iyo waxgaradka ku nool Magalada Cadaado ayaa Maanta waxa ay dhigeen dibadbax ay uga soo horjeedeen go’aankii uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee ahaa in doorashada iyo shirka dib u heshiisiinta Galmudug lagu qabanayo Magalada Dhuusamareeb.

    Dibadbaxayasha oo isugu soo baxay Wadooyinka waaweyn ee Magaaladaas ayaa waxaa  ay qaarkood wataeen  boorar ay ku qoran yihiin Erayo ay ku diidan yihiin Go’aanka Ra’iisul Wasaaraha iyo sidoo kale Maqaamka Caasimadda.

    Qaar ka mid ah Waxgaradka Cadaado oo banaanbaxa ka hadlay ayaa waxaa ay sheegeen in dowladda federaalka ay cadaalad darro ku sameysay dadka Magalada Cadaado,isla markaana heshiisyadii horay loo galay looga baxay.

    Waxaa ay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqeen inay ka laabtaan Go’aanka ah in in doorashada iyo shirka dib u heshiisiinta Galmudug lagu qabanayo Magalada Dhuusamareeb,isla markaana dadka Reer Galmudug ay u baahan yihiin Dib u heshiisiin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.