Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Camey oo wadooyin Laamiya ka dhagax dhigay magaalada Gaalkacyo
    Somalia

    Video:-Camey oo wadooyin Laamiya ka dhagax dhigay magaalada Gaalkacyo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 16, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Madaxweynaha ku-xigeenka dowlada puntalnd Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Eng.Camey oo ay weheliyaan Wasiirka amniga,Wasiir ku-xigeenka Arimaha Gudaha iyo Wasiiro kux-igeeno kale oo katirsan dowlada puntland,sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka Mudug.Talyaha Qeybta Booliiska, Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo.ayaa maanta waxa ay si rasmi ah u dhagaxdhigeen wado laamiya oo dherarkeedu dhan yahay 1.5 hal kilo mitir iyo bar wadadaasi oo qeyb ka ah hormarinta bilicda magaalada Gaalkacyo iyo hagaajinta kaabayaasha dhaqalaha.
     
    Dhanka kale Camey ayaa ka hadlay amaanka Gobolka oo maalmahan dayac baahsan ka muuqday,waxuuna sheegay in ay wax ka qabanayaan.
     
    Madaxweyne Kuxigeenka ayaa Kulan ay Albaabadu uxiran yihiin la qaatay Madaxda Maamulka Gobolka Mudug iyo Saraakiisha Ciidamada,waxuuna kala hadlay arimo ay ka mdi yihiin Ammaanka Gobolka Mudug iyo Heshiiskii Puntland iyo maamulka aan sharciyada buuxin Cadaado halka uu ku dambeeyay.
    C/xakiin C/llaahi Cumar Cameey madaxweyne xigeenka Puntland,ayaa faray Laamaha Ammaanka Gobolka Mudug in ay Xaqiijiyaan Ammaanka Gaalkacyo oo Mudooyinkii dambe ay ka jireen Dilal Qorsheysan.
     
    Waxaa la filayaa in maalmaha soo socda uu ka dhaco Gaalkacyo kulan dhexmari doona madaxda Puntland iyo maamulka aan harciyada buuxin ee Cadaado,si gaar ah waxaa u kulmi doona Camey iyo Ina Carabeey.
     
    Hoos ka daawo muuqaalka dhagaxdhiga wadooyinkaas ee Gaalkacyo.

     

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.