Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: CC Warsame oo si kulul u dhaleeceeyay Hadal kasoo yeeray MD Farmaajo
    Puntland

    VIDEO: CC Warsame oo si kulul u dhaleeceeyay Hadal kasoo yeeray MD Farmaajo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Abdirahman Abdishakur Warsame, oo la hadlayay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sweden, ayaa si adag u dhaleeceeyay hadal kasoo yeeray dhowaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, kaas oo ku aadanaa in cidii dhaliisha ay u gaftay Qaranka Soomaaliyeed.

    “Waxaan ka xumahay inaan maalin dhaweyd dhageystay Madaxweynaha oo leh hadaad aniga ii gafteen Qarankii iyo Dowladdii baan u gafteen, war sidee Qaranka loogu gafay, waxaa jira hadal qalad ah oo soomaalidu isticmaasho oo ah Madaxweynuhu waa astaan Qaran, sidee ku yahay Astaan Qaran, Madaxweynaha waa qof la doortay waa la dhaliili karaa waana la taageeri karaa, berri buuna iska tagin” ayuu yiri C/rixmaan C/shakuur Warsame.

    https://www.facebook.com/AAbdishakur/videos/2401744313402468/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.