Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Ciidamadii Ahlusunna oo lagu wareejiyay Dowladda Soomaaliya (Sawirro)
    Puntland

    VIDEO: Ciidamadii Ahlusunna oo lagu wareejiyay Dowladda Soomaaliya (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 2, 2019Updated:July 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamadii ka tirsanaa Maamulkii Ahlusunna ee ku biiray Maamulka Galmudug ayaa Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 2/7/2019 waxaa lagu wareejiyay dowladda Federalka Soomaaliya, kadib heshiiskii Xubnaha ahlsunna iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Munaasabad Maanta ka dhacday Xerada qaybta 21aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed  ee duleedka dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugnaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Taliyeyaasha Ciidamada xoogga iyo Asluubta iyo sidoo kale Madaxa fulinta ee Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan.

    Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federalka Soomaaliya oo hadal kooban u jeediyay Ciidamada ayaa marka hore uga mahad celiyay Ahlusunna kusoo wareejinta Dowladda Federaalka gaar ahaan taliska Ciidanka xoogga dalka, iyada oo uu goobjoog ahaa taliyaha Ciidanka xooga Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe).

    Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Ciidamada kula dardaarmay inay noqdaan kuwa meeshooda kasii wada u Shaqeynta dalkooda iyo dadkooda,waxaana uu u sheegay in xilligaan wixii ka dambeeya ay sirsami ah uga mid noqdeen ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed, isla markaana xaquuq ay ku leeyihiin dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Ciidamada oo Boqolaal gaaraya ayaa isla Maanta waxa la marsiiyay Hab-raaca ay kaga midnoqonayaan Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.facebook.com/AbdirizakHAtosh/videos/3051630984876849/

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.