Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay deegaamada Somaliland
    Somalia

    Video:-Dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay deegaamada Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Dagaal laba beelood ku dhex maray degmada Ceel Af-weyn oo ka tirsan gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland ayey dad ku dhinteen kuwo kalena ku dhaawacmeen.
     
    Sida uu xaqiijiyey gudoomiyaha gobolka Sanaag, Axmed Cabdi Falaay, dagaal beeleedkani waa mid mar kale ka soo cusboonaaday shalay oo ilaa fiidkii xalay khamiistii ka socday waxaana ku dhintay lix qof sideed iyo toban kalena ku dhaawacmeen.
     
    Labada beelood oo wada dega degmada ceel afweyn ayaa hore ugu dagaallamay dhul ay isku hayaan dabayaaqadii sannadkii hore. Dagaalkani wuxu salka ku hayaa dhul daaqsimeed ay isku hayaan labada beelood.
     
    Labadan beelood ee diriraya ayaa dabayaaqadii sannadkii hore la heshiisiiyey, hase ahaatee waxa wararka qaar sheegayaa in waxyaabaha dagaalkan hadda dhaliyey ay ka mid yihiin labada dhinac midkood oo aan sidii lagu heshiiyey u fulinin shuruudaha heshiiskii hore oo ay ka mid ahaayeen in magta dadkii dhintay lagu kala qaato wakhti cayiman soo sida muuqata haatan muddo dhaafay,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.