Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Dekedda Kismaayo oo laga soo saarayo Maraakiib hore ugu degtey
    Puntland

    VIDEO: Dekedda Kismaayo oo laga soo saarayo Maraakiib hore ugu degtey

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa maanta laga bilaabay dekeda magaalada Kismaayo soo saarista maraakiib hore ugu degtey gudaha dekeda taasoo dhibaato ay ku qabeen maraakiibta ku soo xeranaysa dekeda.
    Injineero ajaaniib iyo Soomaali isku jira ayaa saakay ka bilaabay Marsadda Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose dadaalo ay maraakiibta ku degtay Dekadda Magaaladda Kismaayo ay uga soo saarayaan.

    Madaxweynaha Jubbaland Maxamed Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa dhowaan u jeediyay codsi beesha Caalamka in ay ka taageeraan sidii dekadda magaaladda Kismaayo uga soo saari lahaa yeen Maraakiibta ku bur burtay markii ay dhacday Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

    Ganacsatada Kismaayo ayaa soo dhoweysay howlahan loogaga saarayo maraakiibta fadhida gunta xeebaha Kismaayo iyadoo ay soo booqanayeen dekeda qaar kamid  ah ganacsatada magaalada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.