Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Dhawaaqii reer Hargaysa Ee Jamhuuriyada waxaa badaley dhawaaaqa Irir.!!
    Somalia

    Video:-Dhawaaqii reer Hargaysa Ee Jamhuuriyada waxaa badaley dhawaaaqa Irir.!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaan nahay Jamhuuriyad la yiraahdo Somaliland oo ka kooban Beelo Somaliyed oo aan Isir wadaag ahayn waa dooda Hargaysa?

    Waxaan nahay Irir Samaale oo Wiilka Dhuusamareeb jooga,ayaa iiga sokeeya kan Sool ku nool ee Jamhuuriyada ila leh,waa dood kale oo Hargaysa taal?

    Wiilka reer Sool waxba mawadaagaan Wiilka reer Garowe ee waa Shisheeye hanoogu baxo LC,waa dood kale oo taal Hargaysa?

    Tala’ayeey yaa Irir ah iyo LC Anagaa leh see isku qaban karaan??

    U olalaynta qorshahan Irir,waxuu dhabar jab ku yahay hankii reer Hargaysa ee Qaranimo raadiska,iyadoon meel kalaba laga raadin.

    Sidoo kale U olalaynta Irir waxuu noqday mid ka mid ah Shidaalka uu ku shaqeeyo difaaca Sool,waxuuna soo kiciyay oo mideeyay Dad badan oo aan isku soo jeedin.

    Markaad eegto Somalida Maanta jirta reer Hargaysaa ugu mustaqbal xun oo xili aan ku fiicnayn fashilmay.

    Adna Aadan oo ahayd Marwadii Cigaal,noqotayna Wasiir oo ka mid ah haldoorka reer Hargaysa in ay Hooley la qaado heesta Irir waxay muujinaysaa mustaqbal xumada Umadaas hortaala.

    Siyaasiyan,Milleteriyan iyo Bulsho ahaanba Dhulkay galeen.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Waxaan nahay Jamhuuriyad la yiraahdo Somaliland oo ka kooban Beelo Somaliyed oo aan Isir wadaag ahayn waa dooda Hargaysa?

    Waxaan nahay Irir Samaale oo Wiilka Dhuusamareeb jooga,ayaa iiga sokeeya kan Sool ku nool ee Jamhuuriyada ila leh,waa dood kale oo Hargaysa taal?

    Wiilka… pic.twitter.com/WaktKKpFOo

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) April 10, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.