Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug ayaa meel wanaagsan maraya, waxaana haatan la bilaabay dhismaha Jambiyadda Dekedda oo ay kusoo xinayaana Maraakiibta.