Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada oo ku shirsan Garoowe
    Puntland

    VIDEO: Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada oo ku shirsan Garoowe

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa maalintii labaad ka socda Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland , Shir u dhexeeya Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Wasaaradaha Shaqada ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, kaas oo looga hadlayo Arrimaha Shaqo Abuurka Dhalinyarada Soomaaliyeed.

    Shirkan oo ay Marti-gelisay Wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaradaha Dowladda Puntland, ayaa shalay furmay, Iyadoona qorshuhu yahay in lasoo gaba-gabeeyo Maalinimada berrito ah.

    Wasiirka Wasaaradda Shaqadda, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaradaha Dowladda Puntland Jaamac Faarax Muuse, ayaa sheegay in Shirka maanta ay si gaar ah u yeelanayaan  Wasiirada heer Federaal iyo heer Dowlad Gobaleed, kuwaas oo isla meel-dhigaya sidii shaqo abuur iyo jiheyn loogu sameyn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed.

    https://www.youtube.com/watch?time_continue=61&v=yN0d8KzeNgk
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.