Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ergayga Villa Somaliya Ee Beesha Isaaq oo kulan la yeeshay Siyaasiyiinta Beeshaas.
    Somalia

    Video:-Ergayga Villa Somaliya Ee Beesha Isaaq oo kulan la yeeshay Siyaasiyiinta Beeshaas.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 5, 2023Updated:April 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cabdikariin waa fahansan yahay shaqadiisa haduuba casuntay Siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta ka jooga Beesha Isaaq Magaalada Muqdisho.

    Waxa wax tirsanaya oo gooni goosadka raba,waa Beesha Isaaq.

    Cabdikariin maleh awood iyo karti uu qadiyadan ku wajaho,waxa kaliya ee ku filan yahay,waa uu in Muuse ufududeeyo danaha Villa-da iyo Xalane kaga xiran.

    Sidoo kale cadaadiska caalamiga ah ee saaran ka fududayntiisa iyo ka xigsado,isagoo isticmaalaya magaca Dowlada Somaliya,ayuu utaagan yahay.

    Cabdikariin waa Wakiilka dadban ee Muuse ufadhiya Muqdisho.

    Cabdikariin waa fahansan yahay shaqadiisa haduuba casuntay Siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta ka jooga Beesha Isaaq Magaalada Muqdisho.

    Waxa wax tirsanaya oo gooni goosadka raba,waa Beesha Isaaq.

    Cabdikariin waa Wakiilka dadban ee Muuse ufadhiya Muqdisho.

    Jibril Qoobey. pic.twitter.com/SCB9pCuXM6

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) April 5, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.