Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Garaad Jaamac”Ramadaan kadib dagaal baan ku qaadaynaa Muuse Biixi”
    Somalia

    Video:-Garaad Jaamac”Ramadaan kadib dagaal baan ku qaadaynaa Muuse Biixi”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 21, 2023Updated:April 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garaad Jaamac Garaad Cali oo hadlay kadib khudbadii Ciida ee Laascaanood,ayaa fariimo ukala diray dhawr jiho…

    1.Dowlada Fadaraalka,ayuu ka codsaday in ay joojiso wadahadalka ay la galayso Daalibka Muuse ah.

    2.Beesha Isaaq oo usoo jeediyay in ay Muuse qabsato ka xaysatana Caruurtooda.

    3.Beesha Dhulbahante oo ugu baaqay 70-jir ilaa 15-jir in ay udiyaar garoobaan halgan oo ay Qoriga qaataan.

    Garaadku,waxuu dul istaagay Qodobo muhiim ah oo aan ka xusi karno…

     

    B.Dhulkayaga in lawada lahaado kiininu aad gaar ulahaataan see ku dhici kartaa?

    T.Intaan dulqaadan karnay,waa dulqaadanay ee Ramadaan haduu dhamaaday waa dagaal galaynaa.

    J.Tolna waa uleenahay ,Rabina waa uleenahay,waana iska saaraynaa Maleeshiyada SNM.

    X Wiil Asaagayaga ah in uu na yeesho yeeli mayno.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.