Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Gen. Muxyadiin “Lama aqbali doono in hub lagu dhex qaato Garoowe”
    Puntland

    VIDEO: Gen. Muxyadiin “Lama aqbali doono in hub lagu dhex qaato Garoowe”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse, oo saxaafadda kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay amaro cusub oo laga soo saaray Amniga Caasimada Dowladda Puntland.

    Gen. Muxyadiin ayaa digniin u diray Ciidanka iyo Shacabka hubka ku dhex qaata Caasimadda Puntland, isagoona tilmaamay inaan la aqbali doonin in hub lagu dhex qaato Magaalada.

    Sidoo kale, Taliyaha Booliska Puntland ayaa amray in laga bilaabo 11-Sep, oo ku beegan berri in aan gudaha Garoowe lagu dhex arki karin Kabarada lagu iibiyo Qaadka.

    https://www.youtube.com/watch?v=RamtGww-GWs&feature=youtu.be
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.