Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Somaliland, kaas oo maanta ay Golaha Wasiirrada go’aamo uga gaareen Gaadiidka Gurran ee dalka laga Istcimaalo iyo Isticmaalka Gaadiidka Yaryar ee Vitz-ta. https://www.facebook.com/MadaxtooyadaJSL/videos/2435936500044326