Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Guddoomiye Dhooba-daareed “Haddey Siyaasadu kacdo waa Badda oo kale”
    Puntland

    VIDEO: Guddoomiye Dhooba-daareed “Haddey Siyaasadu kacdo waa Badda oo kale”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Cabdixakiin Dhoobo-Dareed”, ayaa ka hadlay Afar Xildhibaan oo dhowaan ku eedeeyay Madaxweyne Deni Safarkii uu ku tagay Magaala Kismaayo iyo ka qeyb-galkiisii caleema-saarkii Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland.

    Guddoomiye Dhooba-daareed ayaa sheegay inuu aad uga xun-yahay Hadalka xildhibaanada iyo jawaabtii ay ka bixiyeen Waxgaradka iyo Shacabka Puntland, isagoona xusay inuu yahay dhaqan aan horey loogu baran Reer Puntland.

    “Malmahan Waxaan arkayey Hadalo iyo Jaawabo hawada laysu marinayo mahan dhaqan Puntland lagu yaqaano waxaan oran lahaa waxaa loo baahan yahay in Siyaaasadu inoo degantahay waayo hadii siyaasadu kacdo waa Badda oo kale badduna markay kacdo waxay keentaa ceebo badan” Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Cabdixakiin Dhoobo-Dareed”

    https://www.facebook.com/311701989485817/videos/2330526167070631/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.