Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Guddoomiye Dhoobo-daareed “Puntland waxaa ka go’an dhameystirka Dastuurka Soomaaliya”
    Puntland

    VIDEO: Guddoomiye Dhoobo-daareed “Puntland waxaa ka go’an dhameystirka Dastuurka Soomaaliya”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland C/xakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed, ayaa Sheegay in Dowladda Puntland ay gacan buuxda ka geysanayso Dhameystirka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Guddoomiye Dhoobo-daareed ayaa tilmaamay in Puntland ay horey iyo hada Hormuud u aheyd Dowladnimada Soomaaliya, haatana aysan ka tanaasulin taas.

    Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland ayaa hadalkan ka jeediyay Shirweynaha Afraad ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya oo shalay ka furmay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/446134562666698/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.