Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Hadalka Ra’isalwasaare xigeenka waa gef iyo marin habaabin
    Somalia

    Video:-Hadalka Ra’isalwasaare xigeenka waa gef iyo marin habaabin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa hadal gef ah oo ku digasho,marin habaabin iyo difaacid khaldan ku fadhiya.

    Dagaalka Laascanood,waxaa soo qaaday Maamulka Somaliland ee ay hogaaminayaan Siyaasiyiinta Beesha Isaaq.

    Maaraynta Siyaasadeed,maxaa ka galay Odoyaal Dhaqan?

    Dagaalka Milleteri ee Saraakiisha SL hogaaminayso,maxaa ka galay Odoyaal?

    Ra’isalwasaare xigeenku waa caadifad hadlayaa,waxuuna difaacanayaa Siyaasiyiinta Beeshiisa ee Hargaysa colaada LC ka hogaaminaysa.

    Nasiibdaradu waa in Dowlada Fadaraalka aysan ku lahayn matalaad Beesha Daarood oo Xamse noqday Wiilkii Curad ee Xasan.

     

    Waa hadal gef ah oo ku digasho,marin habaabin iyo difaacid khaldan ku fadhiya.

    Dagaalka Laascanood,waxaa soo qaaday Maamulka Somaliland ee ay hogaaminayaan Siyaasiyiinta.

    Maaraynta Siyaasadeed,maxaa ka galay Odoyaal Dhaqan?

    Dagaalka Milleteri ee Saraakiisha SL… pic.twitter.com/ssqoxeuQfZ

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) April 5, 2023

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.