Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»VIDEO: Hanti-dhowraha Guud ee Puntland oo maanta hor-tagaya Baarlamaanka
    Puntland

    VIDEO: Hanti-dhowraha Guud ee Puntland oo maanta hor-tagaya Baarlamaanka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hanti-dhowrka Guud ee Dowladda Puntland, ayaa lagu wadaa inuu maanta hor-taggo Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, si su’aalo looga weydiiyo Warbixin uu u gudbiyay Guddiga Xisaabaadka iyo Dhaqaalaha ee Golaha.

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo maalmihii ugu dambeeyay kulamadooda uga doodayay Xisaab xirka Miisaaniyaddii 2018-kii,  ayaa Hanti-dhowraha Guud ku eedeeyay inuu gabay Shaqadiisii.

    Guddiga Xisaabaadka ee Golaha Wakiilada oo shalay u gudbiyay Warbixintooda Xildhibaanada ayaa Sheegay in Hanti-dhowruhu uu soo gudbiyay Warbixin, taas oo uu ku cadeeyay in la hareermaray Miisaaniyadda, balse isagu gabay shaqadiisii.

    https://www.youtube.com/watch?time_continue=91&v=SRpziGRMxKw

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa ka dalbaday Hanti-dhowraha Guud ee Dowladda Puntland inuu Golaha hor-yimaado maanta oo axad ah, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland C/xakiin Dhoobo-daareed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.